Xasan Sheekh ayaa la filayaa in uu u kicitimo dalkaasi Itoobiya oo uu ka furmayo shirka dhaqaalaha waxase dadku la yaabeen in shirka ay sii raacayaan lix ka mida jufada hoose ee Xasan Sheekh oo ah in ayna tagin shirarka noocana ee muhiimka.
Shirkan dhaqaalaha ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelin doona 16 xubnood oo kale, oo ay ka mid yihiinahay xubno ka tirsan beeshiisa, inkasta oo wararka qaar ay sheegayaan in waftiga intaas ka badan yahay.
Wuxuu madaxweynaha wataa oo safarka ku wehlin doona lix qof oo beeshiisa hoose ee Cali Gaaf, Wacaysle ka tirsan, maadaama uu dhowaanahan xilal ku taxayey beeshiisa.
Hoosta ka fiiri xogta magacyada:
1 – Xasan Sheekh Maxamuud – Madaxweyne
2- Cabdisalaan Cumar Hadliye – Wasiirka arrimaha dibedda
3 – Faarax Sheekh Cabdulqadir – Xildhibaan
4 – Saadaq Cabdikariim Xaaji – Deputy Chief of Staff – Beesha Xasan (Abgaal)
5 – Aweys Xaaji Yuusuf – La-taliye
6 – Muna El-Sharmaan – La-taliye
7 – Cabdiraxman Adan Cusmaan Kampala – Chief Protocol – Beesha Xasan
8 – Daa’uud Aweys Jaamac – Afhayeen
9 – Maxamed Keynaan – La-taliye
10 – Cabdinuur Xasan Faarax – Protocol, beesha Xasan
11- Liibaan Aadan Cabsiye – La-Taliyaha Wasiirka arrimaha dibedda
12 – Hinda Axmed Cali – Kaaliye wasiirka arrimaha dibedda
13 – Iimaan Cabdulqaadir Maxamed – Wasaaradda arrimaha dibedda
14 – Bashiir Khaliif Gaani – Weriye SNTV
15 – Cabdulqaadir Maxamed Xasan – Cameraman, beesha Xasan
16 – Cabdiwahaab Maxamed Macallin – Security, Beesha Xasan
17 – Maxamed Axmed Macallin – Security, Beesha Xasan
Xigasho xafiiska madaxweynaha
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay