Boosaaso–Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa qoys deganaa saaka aanu ka soo toosin gurigooda kadib markii sida la sheegay uu dab qabsaday halkaana ay ku shuf beeleen dhamaan intii ku dhex jirtya guriga. Ilaa hadda lama garanayo sida wax u dhaceen waxase goobta isugu yimi dadweyne farabadan oo ka naxay sida wax u dhaceen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
![qoys-dab-3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/qoys-dab-31.jpg)
![qoys-dab-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/qoys-dab-11.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay