Horjoogaha maamulka Butlaan Siciid Deni ayaa waraaq dheer oo uu soo saaray ku sheegay inuu qaadacay shirkii uu ku baaqay madaxweynaha Somaliya ee ahaa in laga wada tashado doorashada dalka.
Wuxuu kaloo diidey matalaada gobolka Banaadir laga siiyay aqalka sare ee aan loo baahneyn. Qaar ka mida xildhibaanadiisa ayaa ku baaqay in Butlaan ka gooyaan Somaliya inteeda kale.
Waxay sidoo kale dalbadeen in kuraas aqalka sare ee aan loo baahneyn laga siiyo gobolada Sool iyo Sanaag. Si kastaba ha ahaatee horjooge Siciid Deni ayaa iskala weyn Somali inteeda kale ayna ku jirto Xamar nacayb.
Inkastoo la oran karo Muqdisho waxay noqotey meel madaxdii dalka loo sheeganayo mararka qaar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay