Ciidamada badda ee dalkaasi Turkiga ayaa sheegay inay xeebta dalkaasi ka badnaadiyeen qaxooti Somali ku jirtey oo rabay inay Giriiga u gudbaan. Waxa la degtay doontii ay saarnaayeen oo ka baxday meel u dhow magaalo xeebeedka Ismiir.
Naftood haligeyaashan ayaa isugu jirey wadamada fiqiirka ah ee Somaliya, Afqanistaan, wadamo Afrikaana, Siiriyiin, iyo Bangaladheesh. Maaha markii ugu horeysay oo naftood haligeyaal la soo badbaadiyay.
Turkiga aya waxa ku nool qaxooti aad u farabadan oo ah Siiriyiin ka soo cararay dagaalka Turkigu ka wado Siiriya, iyo ajaanib u badan Eeshiyaan ka cararaya faqiirnimada dalkooda.
Giriiga ayaa xirtey xadka halka Turkigu sheegay inuuna joojin doonin naftood haligeyaal u soo gudbaya Yurub, wuxuuna Erduqaan kula taliyay Giriiga inuu furo xadka maadaama isaga loo socon.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay