Waxa berito ku shiraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug maamul jufeedyo ujeedada kuwa beesha caalamka sheegtaa uga dan leeyihiin in daaqada looga saaro barlamaanka iyo shuruucda dalka u dejisan, la marana wadadii labadii fadhiid ee ka horeeyay ee Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh.
Maamul jufeedyadan oo sadex ka mida ay wataan kooxdaas beesha caalamka sheegataa, ayaa raba in labada kale marsiiyaan qorshaha ah in barlamaanka laga wareego, qodobadii la marsiiyayna daaqada laga tuuro.
”Rajada aan ka qabaa shanta maamul jufeed way yartahay waayo dalka waxa lagu xukumaa 4.5 waxa ka maqan laba jufo marka macno iima samaynayso ayuu yiri. Haddii Siciid iyo Axmed Madoobe is leeyihiin waxa idin wata beesha caalamka waa qaldan yihiin ayuu yiri Cali Calasow.
Si kastaba ha ahaatee waxa Dhuusamareeb ka dhacaya ee ay hogaanka u hayso kooxd a beesha caalamka, waa mid ay isl leeyihiin cadaadis uga dhiga madaxda qaranka. Nooca doorasho ee dalku galayo waa mid u taala barlamaanka in looga doodo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay