Gacan ku dhiigle baxsada oo haweenay iyo qoyskeeda ku diley duleedka Muqdisho ayaa booliisku gacanta ku dhigey asagoo jooga Gaalkacayo. Gacan ku dhiiglahan ayaa la sugayaa in abaalkiisa la mariyo si degdega sida ehelada dadkii uu ka diley codsanayaan.
Taliyaha booliiska Gaalkacayo ayaa warbaahinta la wadaagay sida loo qabtey gacan ku dhiiglahan baxsadka ah ee laga argagaxay dilalka uu gaystey. ”Mudan ku dabajirney aakhirkiina waan ku guulaysanay ayuu yiri taliye Gaashanle dhaxe Qaasim Shirdoon Cali .
”Waxaan aad u amaanayaa dadka shacabka ah ee nagala shaqeeyay arintan ayuu raaciyay. Gacan ku dhiiglaha ayaa la rajaynayaa in abaalkiisa la mariyo.
Dhacdada usbuucii hore ayaa si weyn looga naxay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay