16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Ugaaska beelaha Samaroon oo faahfaahiyay dhacdadii lagu dili gaaray

Ugaaska beelaha SAmaroon ayaa faahfaahiyay dhacdadii foosha xumayd ee dhuuni raacyada Samaroon ee u adeega beesha dhexe ay ku dili gaareen kuna dhaawaceen wiil dhalinyaro ah oo ilaa hadda cid loo qaban. ”Wuxuu ku baaqay in Samaroon ka tashado dhuuni raacyada iyo jabhadda dawlada is mooday.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS