Dhaqaatiirta gobolka Dajistaan ee Ruushka ayaa hooyo ka soo saaray mas hal mitira. Waxaad aad uga naxaysaa sida maskani loo saaray. Hooyada ayaa inta maska laga soo saarayay la suuxiyay.
Hooyada maska laga soo saaray afkeeda ayaa la sheegay inay huruday geed hoostii markii maskan halka kitira afka ka galay. Waxayna noqotey qasab in la suuxiyo. Waa dhacdo uguba oo aan hore loo arag.
Dhaqaatiirta maska ka soo saaraya ayaay ku dhici gaartey kala carar markii maska la soo saarayay.
https://youtu.be/2xofe7j0BiQ
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay