Aduunka Muslimka ayaa ciidan u muuqda in ay ka midoobeen maalinta ciida oo beri ah inkastoo ayna muhiim ahayn in ay halmar wada soomaan. Wadamada Eeshiya ayaa badankoodu soomaya beri halka wadamada Afrika si wada jira looga arkay bisha. Koofurta America wadamada Brazil iyo Arjentina ayaa iyagana Muslimiintu ciidayaan beri.
Wadamada Carabta ayaa badankoodu ciidaya beri inkastoo la sheegayo in Siiriya aanay wali shaacin. Wadamada Yurub oo iyagu la sooma Sucuudiga maadaama uu ugu horeeyo sheegista soonka ayaa iyaguna ciidaya beri.
Dhinaca kale ciidamada amniga ee Somaliya ayaa guud ahaan la galiyay heegan iyadoo laga baqayo in xoogaga banaystey dhiiga muslimiinta ay isku qarxiyaan.
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay