Caasimada dalkaasi Lubnaan ee Bayruut ayaa markale holcaysa kadib markii qarax uu ka dhacay isla dekedda oo bishii hore uu ka qarxay qarax weyn oo sababay dhimashada 190 qof iyo dhawaaca 7000 oo kale.
Qaraxa dabadii waxa is casishey dawladii dalkaasi oo iyada laftedu sheegtay in musuq maasuq hareeray dalka taasina hadda midhihiisii la guranayo. Lubnaan ayaa dawlada u qaybsata sadexda qoomiyadood e halkaasi degan.
Qaraxan u dambeeyay aya la sheegay inuu ka kacay isla dekedda laakiin hadda ay sheegayaan masuuliyiintu in saliid iyo taayiro ay sababeen qaraxa. ”Waxaan maqalay jug kadibna dabkan holcaya ayuu yiri nin soo dhigey sawirada holaca dabka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay