Argagixisada ISIL ee daadisa dhiiga muslimiinta iyagoo gaaleeya ayaa xasuuq ka gaystey dalkaasi Ciraaq oo muslimiintu ku jireen farxada ciida. ISIL oo ah cadowga muslimiinta ayaa dagaalo ay qaadeen u qixiyey kuna guryo iyo hanti tirey kumanaan muslimiinta Ciraaq iyo Siiriya. Guryihii muslimiintu ka qaxeen ayay u isticmaalaan dhufaysy ay ku weeraraan ciidamada dawladaha.
Xasuuqaan ayaa ka dhacay goob farxadi ka socotey waxayna ku xasuuqeen ilaa boqol qof kadib markii ay u dhigeen bamboo kadibna ay ku qaraxdey.
Weerarka oo ka dhacay magaalada Khan Bani Sacad oo ku taala gobolka bariga ee Diyala, ayaa waxa uu dhacay xilli ay dadka u dabaal degayeen dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadan.
Boolisha iyo cisbitaallada waxa ay sheegeen in awoodda qaraxa ay dumisay dhowr dhismo, welina maydad meesha laga soo saarayo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay