November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Caruur iyo hooyadood la waayay 9 bilood kahor oo hadda warbaahinta lala wadaagay

Ehelada qoyska caruur iyo hooyadood oo maqan 9 bilood ayaa hadda lala wadaagay warbaahinta. Caruurtan iyo hooyadood ayaa deganaa Burco muddo 8 sanno ah sida ay sheegeen dad ay la macaamili jireen. Waxase la waayay halmar kadib markii ay ka soo xaadiri waayeen dugsiga ay dhiganayeen iyo jaarkaba.



Waxa la tuhunsan yahay in caruurtaas iyo hooyadoodba ay Xamar Joogaan oo loo wado dibedaha ayna wado naag kale.



Maxamerd Yuusuf

ARAABINEWES