21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jabhada Ogaadeenka ee ONLF oo casuuntey Cali Khaliif

Jabhadda Ogaadeenka ee ONLF ayaa Cali Khaliif ku casuuntey Jigjiga waxana halkaas laysku weydaarsaday hadalo u badan guubaabo. Cali Khaliif oo isku dhiibey maamulka Somalilaan ayaa hore u sheegay inuu welli ka sugayo Muuse Biixi inuu dhamaystiro is af-garad uu sheegay inuu la galay kooxdi Siilaanyo ka hoos shaqaynsan jirtey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS