November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Fadhiid Saylici oo ka hadhay tartankii ku xigeenka Muuse Biixi

Fadhiidkii weynaa ee reer Awdal ku qasaareen mudada dheer C/raxmaan Saylici ayaa Muuse Biixi ku yiri taageero Isaaq kuuma hayo ee goobta ka huleel. Saylici oo naxsan ayaa aqbalay inaan waxba meesha u oolin.



Waxa hadda kursigaa faaruqa ah laakiin nin karti leh kasamayn karo kursi u adeega Awdal fuulaya Maxamuud Sacad Saajin oo aan karti badan lahayn ilaa hadda laakiin fursad la siin doono hal sano.

”Xata beeshiisa oo calaacalmka bixi weyday mudada 11 sano ee uu kursiga ku fadhiyo ayauu waxba u qaban waayay, waxana kaga qasaaray codklii jufonimo u siiyeen ayuu yiri Xuseen Warsame.



Si kastaba ha ahaatee waxa la sugaa waxa uu soo kordhiyo Maxamuud Saajin oo kursiga ku helay si uu beeshiisa u kalaj jebiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS