November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Deg-deg: Xagjir Taram oo sheegay in isaga iyo xaaskiisa qabaan hargabka Koroona

Taram oo oran jirey dadku ha qaataan daawooyin aan loogu talogelin hargabka Koroona ayaa cadeeyay in isaga iyo xaaskiisa laga helay hargabka, hadda uu sheegay inuu guriga isku xiri doono.



Dhawaan ayay ahayd markii dood dhexmartey isaga iyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka uu diidey inuu yareeyo dadka imaanaya kulabada doorashada ama xirto xirto af-xirka.

Xagjir Tram oo ku faana inay haystaan dhaqaatiirta ugu fiican dunida ayaa la eegayaa halka hargabku la gaaro xilli uu isku diyaarinayo dib u doorasho, ayna ka harsan tahay bil.



Waxa jirey warbixino ay faafiyeen xagjirinnta oo sheega in dadka madow u nugul yihiin hargabka Koroona haddase dad uu ku jiro isaga uu ku dhacay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS