November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sidee looga ciidey caasimada ismaamulka Somalida Itoobiya iyo qudbadii madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar

Sidee looga ciidey caasimada ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jigjiga halkaas oo madaxweynaha Ismaamulka mudane Cabdi Maxamud Cumar uu ka jeediyay qudbad qiimo leh oo dadka tusaysa hagardaamooyinka kooxda argagixisada shabaab oo xasuuq ba’an u gaysata muslimiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM