Laba argagixiso oo xukun ku dhacay
Maxkamada ciidanka ayaa xukun ku haboon ku riday laba ka tirsan dhiigmiiratada argagixisada shabaab oo waxyeelo u gaystey dad shacaba.
Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir ayaa si toosa uga shaqayn jirey aaga Balcad iyo Basra oo ka tirsan Shabeelaha dhexe. Waxay dadka ku dhibi jireen aagaas.
Kadib weerar ay soo qaadeen ayaa labada dhiigmiirad lagu dhaawacay kadibna la qabtey. Labadan dhiigmiirad ayaa lagu xukumey xabsi daa’in, dhibka ay shacabka u gaysteen.
Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiirato sidana la xukumo inkastoo xabsiga dhexe ee Xamar ay lacag bixiyeen kadibna isku dayeen inay jabsadaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...