27/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Maxamed Faarax oo ka hadlay garaacii lagu bilaabay dadkii diidey soo dhaweynta Muuse Biixi

Siyaasiga reer Awdal Maxamed Faarax ayaa walaac xoogan ka muujiyay garaacii lagu bilaabay dadkii shacabka ahaa ee diiday inay u soo baxaan horjooge Muuse Biixi masrkii uu Awdal u imaanayay jaamacada. Hooyoyin hadlay ayaa sheegay in xoog lagu garaacay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS