Hargeysa–Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Hargeysa ka soo degay xilli uuna marna iman markii uu ahaa madaxweynaha Puntland. Socdaalka Faroole ayaa lagu sheeggay mid shaqsi iyo geeri jirta dhinaca qoyska. Madax dhaqameedyada beesha dhexe ee soo dhaweeyay ayaa sheegay in uu ahaa nin aad ula shaqayn jirey oo xataa Siilaanyo ku balamin jirey.
Madax dhaqameedyada beesha dhexe oo soo dhaweeyay Faroole ayaa sheegay in dhowr mar oo ay u tageen Faroole uu si fiican u qaabiley uuna naga mudan yahay maqaam sare waxayna sheegeen in ay xidig yihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay