27/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Mustafe Cagjar oo garan waayay sida looga faaiideysto ardeyda ka soo baxa jaamacadaha: Daawo

Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Cagjar oo ka hadlaayay shaqo abuurka iyo kaalinta jaamacadaha dalka ayaa is weydiiyay in jaamacado badan faaiido leeyihiin iyo in kale mar hadii kuwii hore ee ka soo baxayba shaqo loo ahayn.

Cagjar ayaa garan waayay sida looga faaiideysto ardeydaa dhalinta ah. Waxayna ka mid tahay hogaan xumada ku habsatey Somali.



https://youtu.be/QjfJcsyDVCE



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS