Malaysiya ayaa u yeertay safiirka Faransiiska u jooga dalkooda si adagna ugala hadlay hadalkii jaahil Makroon uu ku difaacay xagjir caayay rasuulkeena iyo weliba Makroon oo diinteena ku sheegay mid qas ku jirta.
Ficiladii ugu dambeeyay ee ka soo baxay madaxweynaha Faransiiska jaahil Makroon maahayn kuwa keenaya in si nabada lagu wada noolaado, ayadoo bugta xoriyada hadalka lagu aflagaadeynayo diinta iyo rasuulkeena SCW ayuu lagu warbixinta wasaarada arimaha dibeda.
Iiraan ayaa iyadna si adag uga hadashay waflagaadada qudhmuun ee jaahil Makroon. ”Waxaad weydiisaan madaxweynihiisa waxa uu u taageeray aflagaadada rasuulka ALLE, isagoo dood uga dhigaya xoriyada hadalka, miyaydaan arkayn inuu caqligiina xadayo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay