18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Yaman oo cashar u dhigtey Sucuudiga dalkooda burburiyay; arag dagaal toosa oo Sucuudiga la baacsadey

Sucuudiga ayaa askar ka qoranaya dhalinta fiqiirka ah ee aan garanayn waxay ku dhimanayaan ee ku nool dalalka Somaliya iyo Sinigaal si ay uga caawiyaan dagaalka ay kula jiraan shacabka Yaman oo ay u qaybiyeen Sunni iyo Shiico. Arag dagaal toosa oo dhexmaray iyaga iyo dawlada diciifka ah ee Yaman hadana lagu baacsadey goobta loogana gubey taangi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM