Badhasaabka Boorama ayaa wacad ku maray in uu sifeyn doona isku duwayaasha gobolka oo hawshoodii gabey..wuxuu soo qaatay caafimaadka, beeraha wuxuuna wacad ku maray in uu farayo wasiirada in ay gutaan hawshooda oo bedelaan kuwa fadhiidka ah ee curyaamiyay gobolka. Dhinaca kale dabdamiskii magaalada e qurbajoogtu iibisey oo la socodsiin waayay ayaa lagu wareejiyay isaga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay