Taliyihii hore ee ciidanka Itoobiya jeneraal Maxamed Tesseme ayaa sheegay inayna jirin wax diyaarada oo laga soo ridey ciidanka dalkiisa ee ay tahay warar ay soo faafsadeen Tigreegu.
Canaasiirta Somalida ee u shaqeeyua Tigreegii xasuuqay ayaa soo faafsaday in diyaarad laga soo ridey ciidanka Itoobiya. Taliyaha ayaa xaqiijay inay welli garaacayaan bartilmaameedyo cayiman.
Ciidanka Itoobiya ayaa durba dabar gooyay falaagada TPLF oo dalka soo xukumaayay muddo 28 sano ah ayna gaysteen xasuuqii ugu xumaa. Waxa la filayaa in la edbiyo.
Gobolka Axmaarada ayaa iyaguna xirtey xadkooda iskuna diyaariyay inay iska difaacaan haddii Tigree baxsada uu yimaado.
Dalalka jaarka ayaa iyaguna xirtey xadkooda si falaagada TPLF u soo baxsan ama hub loo soo gelin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay