22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigey kuliyadii Cilmiga fanka iyo Suugaanta iyo qudbad taariikhi ah

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa dhagax dhigey kuliyada cilmiga fanka iyo suugaanta. Qudbad uu madaxweynaha ka jeediyay goobta ayuu ku tilmaamay muhiimada ay leedahay dib u furista akademiyadan. Wuxuuna yiri ummad aan garanayn halka ay timid waxay ku dambeysaa burbur laxaadle taas oo hadda haysata umadeena. Waxa kale oo uu yiri waxaan abuuri doonaa xarun goboleed lagu barto afSomaliya.

78[1] 89[1] 104[1] 129[1] 131[1] 141[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM