Waxaan bishii hore sii baahinay hooyo sideeda caruura ku haysata meel dooxa oo Hargeysa ku taal isla dooxaa laftiisana nin sheeganaayay goobta uu dhowr ugu hanjabay inay ka guurto.
Haddaba waxaa muxsiniintii ka damqatey leenahay RABI meeshaad ka soo saarteen ha idiinku bedelo kheyr, waxaad jeceshihiin oo janadu u horeysana RABIGA awooda leh ha idiin bedelo.
Hooyadan oo hadda guri loo dhisay ayaa u mahad celisay dhamaan dadkii ka qayb qaatay in sharafteeda dib loogu soo celiyo, waxayse sheegtay in inta ka dhiman aad ugu dartaan.
Hoose ka daawo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay