Waxa afaafka hore ee Garoowe laga galo ku xaniban gawaadhi xamuula oo horjooge Siciid Deni dalbadey inaan la sii deyn ilaa ay bixiyaan cashuur doolar mooyee. Xamuulkan ayaa u socda deegaanada kale ee Butlaan iyo dawlada Somali galbeed.
Dhawaan ayaa horjooge Siciid Deni dalbadey in cashuurta dekedda Boosaaso lagu qaado lacagta adag ee doolarka, taas oo masaakiintu banaanbax weyn ka dhigeen.
Haddase wuxuu taas u bedelay inuu xamuulka ka imaanaya Koofurta iyo bartamaha Somaliya ka qaato lacag doolar oo ayna hayn ama awoodin. Xamuulkan ayaa ilaa saaka Ku xaniban afaafka Garoowe laga galo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay