Hay’ad sheegata inay u diido xuquuqda dadka oo fadhigeedu yahay London ayaa codsatey in Maraykanku ka faraxalan xasuuqa uu ka gaystey Koofurta Somaliya halkaas oo uu diyaaradaha aan la wadin uu ku diley dad shacaba.
Dilka dadka shacabka ah aya inta badan yimaada ayadoo sirdoonka la helay uu yahay mid qaldan taas oo keenta halkii argagixiso la dili lahaa la dilo dad shacaba, waxa inta badana eeda leh dadka bixinaya sirta argagixisada.
”Waxa dhacda marar badan in xogta la haysto iyo halka diyaaradu weerartay ayna isla lahayn ayuu yiri sarkaal u hadlay Maraykanka, taas oo keenta dhimasho aan loogu talogalin.
Waxase intaas ka daran in dawlada Somaliya ayna dalban in magdhow la siiyo haddase hay’adan lagu magacaabo Amnesti ayaa si jees jeesa u leh Maraykanku yaanu ilaawin dadkii uu laayay.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay