November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Kulankii barlamaanka Somaliya ee maanta oo fashil ku dhamaaday kadib markii Somaliyay toosoo laga dhexqaaday+MUUQAAL

WP_20141115_002Muqdisho 15 Nov  2014–Kulankii barlamaanka ee maanta ka furmay Muqdisho ayaa markale ku dhamaaday fashil kadib markii uu kulanku buuxsami waayay. Gudoomiyaha barlamaanka ayaa kala direy lamase garanayo xilliga la isku iman doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM