23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Noqda balo xijaaboo noqda biraan jabaynoo: hees cusub oo loo qaaday

Waa hees cusub oo loo qaaday ciidanka qaranka xilli dalku galay waqti xasaasiya oo qaranimadiisu halis sii galayso. Ogow in lala dagaalamayo Somaliya oo leh dawlad xoogleh oo kaalinteeda ka qaadata gobolka. Heesaha guuguubada qaranka iyo ciidanka hala wado inta ciidanku xoog yeelanayo ayuu leeyahay Cali Calasow.





ARAABINEWS