November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bahda Araabinews oo tacsi ka diraya geerida Axmednuur Cabdi Qalinle

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo ehelada uu ka baxay Axmednuur Cabdi Qalinle oo maanta ku geeriyooday magaalada London.



Marxuun Axmednuur Cabdi Qalinle ayaa ahaa shakhsi aad loo yaqaanay bulshada dhexdeeda, wuxuuna sanadihii u dambeeyay ahaa samafale.

Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo, qoysaskii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS