Waxa saakadii hore la helay meydka Ubax Maxamed oo qaraabadu sheegtay inay xaabo u doonatey meel aan ka fogeyn halka ay ku nooshahay oo aan ka fogeyn degmada Caabud-waaq.
Waxase dhexda u galay gacan ku dhiigle aakhirkii la sheegay inuu kurka ka jaray. Waxaa nasiib wanaaga in lagu guulaystey in la soo qabtey isla maantaba.
”Keliya waxa la sugaa in qoorta loo dheereeyo si degdega ayay isku raaceen dhamaan dadkii ka argagaxay dilkan foosha xun leh, waxase la sugaa in dilka la fuliyo iyo in kale.
Hoos ka daawo
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay