09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga USP oo ugu baaqay dawlada Somaliya in la gaarsiiyo federaalka Woqooyiga Somaliya

Xisbiga Isku taga ummada Somaliyeed ama United Somali Party (USP) oo ka mida xisbiyada ugu da’weyn dalkeena ayaa ugu baaqay dawlada Somaliya in ay federaalka gaarsiiso Woqooyiga Somaliya. Xildhibaano iyo wasiiro ku soo jiray dawladihii hore ayaa shir jaraaid ku qabtey Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM