Ciidamada Maraykanku sida aadka ah u tababaray ayaa nolosha ku qabtey dhiigmiirato ka mida argagixisada shabaab oo rabay inay daadiyaan dhiiga Muslimiinta ee ay xalaashadeen.
Hawlgal balaadhan oo ka dhacay gobolka Bay gaar ahaan duleedka Buurxakaba ayaa lagu soo qabtey argagixiso nool iyo agabyadii ay u isticmaali jireen qaraxyada iyo is qarxinta.
Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen inay cagta mariyeen xarumo muhiim ah oo ay dhiigmiiratada shabaab ku lahayd deegaanada Jiirokoolow, Durdurow, Saaxweyn iyo Yaaq-doomaar.
Mudooyinkii dambe ayaa dhiigmiiratada loo diidey inay si fiican u seexdaan ayagoo lagu yaqaano inay yareeyaan dhaqdhaqaaqa oo isla markaaba dhexgalaan bulshada.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay