23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Geesi dhinacna weriye ka ah dhinacna qoriga u qaatey difaaca dalka

C/llaahi Macruuf waa weriye ka tirsan idaacada codka ciidamada qaranka dhinacna qoriga u qatey inuu dalkiisa ka xoreyo cadowyada badan ee ay leedahay oo ay ugu horeyso dhiigmiiratada shabaab. Hadaba waa sidee nolosha wariyaha.





C/laahi Warhaye

ARAABINEWS