Raiisal wasaaraha dalkaasi Mongoliya ayaa is casilay kadib markii haweenay umula oo uu ku dhacay hargabka Koroona aan laga daryeelin dhaxanta halka kuwa qaadayay ay xidhnaayeen dhar ku filan.
Waxa arintan aad uga cadhoodey shacabka dalkaas oo muuqaalka hooyadan kumaan jeer ku qaybiyay baraha bulshada taas oo keentay in wasiirkiisa caafimaadka iyo uku xigeenkiisa is casilaan.
”Waa arin ku dayasho mudan marka qaranka aad u shaqayso aad gabto hawshiisa weliba aad daryeeli weydo dadka u baahna daryeelka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay