12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasiyiinta reer Woqooyiga ee taageersan Cabdi Xaashi oo shir ku baaqay

Siyaasiyiinta reer Woqooyiga ah ee taageersan Cabdi Xaashi ayaa ku baaqay in laysugu yimaado shir qaran oo loo wada dhan yahay. Cabdi Xaashi ayaa mucaaradsan mowqifka dawlada watana ajandaha u gaarka ee Muuse Biixi ayaa sheegay inaan loo dhanayn shirka Samareeb.



”Waxa shirka Samareeb dalbadey inuu ka qayb kale Cabdi Xaashi waase lagu casuumi waayay ayay yiraaheen inkastoo ayna ogeyn in shirku keliya ahaa mid lagu sii adkeynaayay heshiiskii 17 Sibtambar ee aanu ahayn mid cusub.

Si kastaba ha ahaatee waxay qayb ka yihiin koox gacansiisa qalelaasaha dalka oo aan la garanayn halka ay u socdaan ayuu yiri Cali Calasow.



Cabdi Xaashi oo ku xirsan Muuse Biixi ayaa sheegay inuu ka xun yahay shirka Samareeb.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS