Shiinaha oo xididada u siibay idaacada BBC oo been abuur weyn lagu helay
Hay’ada u qaabilsan warbaahinta dibedda ayaa hilfaha u qaaday idaacada BBC oo lagu helay warar been abuura oo xaqiiqda ka fog sida in Shiinuhu dhacayo Taywaan iyo Muslimiinta Ugaar la yiraa ee qabiilka Terkida.
”Waxaan idaacadan beenta lagu yaqaano iyo isku darka bulshada aan ku helnay in ka badan tobaneeyo been abuura oo ka fog run sheegnimada iyo xaqiiqda jirta, taas oo sumcada ka dileysa qaranka Shiinaha ayaa algu yiri warbixinta.
Waxaan caalamka u direynaa in Shiinuhu aanu u dulqaadan doonin war abuur beena waana astaamaha lagu yaqaano idaacadaas BEEN BEEN SII ayaa la raaciyay.
Shiinuhu maaha dalkii ugu horeeyay ee saaxada ka saara been been sii oo faafisa gaalnimada iyo hantigoosadka oo ah dhaqan aad u xun. BeenBeen Sii ayaa sheegtay inay ka xuntahay go’aanka khadka looga saaray Shiinaha, waxayna sheegtay inay si tafaftiran warka u gudbiso, laakiinse been qabtey.
Rashid Ceelanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...