Xasuuqii shalay ka dhacay huteel Jasiira ayaa ahaa kii ugu weynaa ee argagixisada shabaab ee xalaashatay dhiiga bani aadamka ay ka gaystaan Muqdisho iyagoo caadaystay dhiiga bani aadamka. Muuqaal laga soo duubey gudaha huteelka ayaa muujinaya burburka gaaray hantida iska daa dhiig ay daadiyeena ay xaaraan tahay shareecada diinteena suubaan ee argagixisadu ku qaraabato.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay