22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan ilma Maxamud Wacays (dhegjar)

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun anagoo Kala ah Xuseen Ibrahim Cawaale iyo xaaskiisa Sahra Cismaan Cawaale iyo dhamaan ilma Cismaan Cawaale,,Safiya Faarax Warsame,, Canab Xuseen Muuse, Maxamud Xuseen Muuse oo Kala jooga Jabuuti, Qaahira iyo Yurub waxay tacsi tiiraanyo Leh u dirayaan ilma Maxamud Wacays oo aabahood Xaaji Maxamud Wacays (dhegjar) Ku geeriyooday magaalada Boorama.

Waxay Rabi marxuunka uga baryayaan inuu Rabi janadiisa fardowsa ka waraabiyo qoyska iyo eheladii uu ka tageyna Samir iyo iimaan ka siiyo.

ARAABINEWS.COM