08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Somaliya oo soo rogtey amaro muhiim u ah dalka

Wasiirka warfaafinta ayaa faahfaahiyay amaro caafimaad iyo kuwo kale ee ka soo baxay xukuumadda xilli la sheegayo in xanuunka Karoona uu soo laba kacleeyay. Somaliya ayaa xilligan waxa u bilaabmaya kuleylaha.

Hoos ka daawo warbixinta.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS