Maxkamad mag ku xukuntey nin la nool caabuqa aydhis oo kufsi gaystey
Xeer ilaaliyaha maamulka Butlaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la xukumey nin la nool caabuqa keena aydhiska oo lagu haysto inuu kufsaday gabadh. Ninkan ayaa beeniyay inuu kufsaday gabadha ee iyadoo og ay la seexatay.
”Wax suuragal maaha in gabadh og nin la nool cudur wax weyn ka bedeli kara nolosheeda ay la seexan karto sidaas awgeed ninka lagu xukumey inuu bixiyo magta gabadha, labo kun oo doolar oo ganaax ah iyo in laba nin oo ehelkiisa ah ay dammaanad qaadaan inuusan waxba shukaansan, guursan si uusan shacabka ugu dhex faafin xanuunkaasi.
Waa kiiskii ugu horeeyay ee nin la nool caabuqa keena aydhiska ama in uu dhinto difaaca jidhku lagu helo kufsi. Waxa jira boqolaal la nool caabuqa oo si fudud ku faafin kara haddii aan laga digtoonaan, weliba dadka arooska galaya is tijaabin inta ayna aqal gelin.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...