Tuesday, April 30th, 2024
header










Meta







Dawlada oo lagu dhaliilay inayna gargaar ku filan geynin gobolka Gedo

Waxa gobolka Gedo deegaano hoostaga ka taagan abaaro iyo biyo la’aan baahsan waxana dawlada iyo xukuumada lagu dhaliilay inayna wax weyn la gaarin. Abaarta aya ah mid muddo soo socotey laakiin aan laga hiortagin sida loogu gurmaday deegaanada kale.



”Gedo abaar ayaa ka jirta laakiin looma gurman sidii loogu gurmaday gobolada kale ee dalka ayuu yiri Xuseen Warsame. Dadka ay abaartu saamaysay ayaa qaylo dhaan ka direy ayadoo dawlada u direy dalabyo ay ku dalbanayaan gargaar degdega.

”Waxa ugu daran biyo la’aanta taas oo ay ugu wacan tahay sanado badan oo maamul xumo jirto ayna keentay in dalka waxba lala gaari waayo ee maaha biyo la’aan jirta ayuu raaciyay Xuseen Warsame.



Inkastoo waxoogaa loola cararay haddana kuma filna. Abaartan ayaa imaanaysa xilli deegaanada qaar uu dalagii ay sugayeen uu qaaday daad. Waana xilliyada ay gaaladu ugu jecelyihiin ee ay keenaan raashida dhacay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...