Sheekada caaqilada iyo suldaanada hoose ayaa soo baxday m=burburka kadib waana meelaha shaqsiyaad si gaara ugu naaxo. Xilli Somalidu ka guurtey qaranimada una guurtey jufo jufo hoose hawlaheeda hoos u wata, ayaa waa lagu koobnaa in caaqiladaas loo iibiyo gaadhi iyo xoogaa shiliaada oo loo qoro.
Haddase waxay maraysaa in qasriyo loo dhiso taas oo dhabarjab ku ah isla beesha uu ka soo jeedo oo lacagtaas uga faaiideysan lahayd inay horumar balaaran ku gaarsiiso inteeda baahan. Ujeedada caaqilada ama suldaanada ayaa ah inay kala xaliyaan dhiiga beeshu gasho iyo inay ku doodaan in beeshu kuraasteeda hesho maadaama ayna jirin dawlad.
”Hadda bal maxay soo kordhiyeen iany lacag intaas leeg ku qasaariyaan guri aan waxba soo kordhinayn ISTUS mooyee. ISTUSKAN ayaa keeni kara in jufooyinka kalana sidan oo kale CAQLI moodaan ayuu yiri Xuseen Warsame.
Hoos ka daawo beel ka mida beelaha ISAAQ oo qasrigan dhisaya. ku darsoo beesha dhan ee ISAAQ ayaanba lahaan jirin suldaan guud oo beeshu leedahay burburka kahor.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay