Manta duhurnimadii waxa xarunta XALANE ee kooxda sheegata beesha caalamka lagu garaacay madaafiic. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cida ka dambeysa xilli xaruntu deganayd maalmihii u dambeeyay.
Dawlada ayaan welli war ka soo saarin xaruntan lagu qasbey in lagu qabto shirkan u dhexeeya iyada iyo kooxda ay wataan ee horjooge Siciid Deni iyo Axmed Madoobe.
Kooxdan sheegata beesha caalamka ayaa rabta inay la wareegto hanaanka doorasho muddana qorsheynaysay sidii talada dalka looga marojin lahaa madaxweynaha talada haya.
Weerarada noocana ayaa caadiyan waxa fulisa argagixisada dhiigmiiratada ee shabaab oo inta badan xasuuqa shacabka Somaliyeed.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay