29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nasteexo oo la kulantey jacaylkeedii hore: XUJO

Waa qayb kale taxanaha Xujo oo meel xasaasita maraya. Nasteexo ayaa hubinaysa in jacaylkeedii hore xasuusto lana kulantey markii ugu horeysay intii uu diyaarada ku dhaawacmey. Waxase xanaaq ay kala kulantey jacaylkiisa cusub.





ARAABINEWS