Somaliya ayaa u jawaabtey Kiiniya oo codsi uga yimi ay ku leedahay hala ii gargaaro oo kiiskaas badda ee la geeyay maxkamada caalamiga ee qaramada midoobey halagala soo noqdo. Waxay door bideysaa in Farmaajo meesha laga saaro.
Wasiirka warfaafinta Somaiya Dubbe ayaa sharaxay mowqifka dawlada Somaliya oo ilaa hadda aan is bedelin sheegayna in dawladu dacwadeeda u gudbisay maxkamada haddana ka warsugeyso.
Wasiirka oo arintaa ka hadlay iyo hargabka Karoona iyo su’aalaha ku saabsan shirka madaxweynauhu ku baaqay ee kooxda sheegata beesha caalamku diidan tahay.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay