Madaxweynaha Faransiiska ayaa dagal kula jira Muslimiinta dalkiisa oo qaarkood u dagaalameen dagaalkii labaad qaybna ka ahaayeen xoreyntiisa iyo weliba taageerada ay siiyeen wadamadii Muslimiinta ee gumeysan jireen.
Jaahil Makron ayaa hoos ahaan u bilaabay inuu joojiyo digaaga iyo xoolaha kale ee sida xalasha loo qalo, wuxuna rabaa in la cuno hilib urey oo dhiig ka da’ayo la soona silciyay oo aan xalaal ahayn ayuu yiri Xuseen Warsame.
Talaabooyinka jaahil Makron ayaa keenay in tukaano iibin jirey hilibka xalaasha lagu qasno inuu iibiyo khamri iyo doofaar oo Muslimiinta aan loo ogoleyninay u dhawaadaan.
Si kastaba ha ahaatee waxa si xun u cambaareeyay muslimiinta Faransiiska oo wacad ku maray inay maxkamada Yurub la tiigsadaan maadaama uu xaquuqdoodii u xad gudbey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay