November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dawlada oo fariin ka dirtey farogelinta shisheeye xilli laba horjooge lagu hayo XALANE

Dawlada Somaliya ayaa ka digtey farogelinta qaawan ee kooxda sheegata beesha ku hayso arimaha doorashada xilli laba horjooge ay ku hayaan xarunta XALANE. Haddaba wasiirka warfaafinta ayaa fariin toosa u direy kooxdan sheegata beesha caalamka ee qoraalada lidiga ku ah qaranimada markasta soo qorta.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS