Kooxda sheegata beesha caalamka oo hadda soo kala furfurmaysa cida ay yihiin ayaa aad uga xun dhismaha ciidanka qaranka ee sida xawliga ku socda. Waxaana shaki ku jirin in haddii madaxweynaha hadda jooga talada sii haya iany muddo gaaban dalka ku xoreyn doonaan.
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa markasta jecel inay siyaasada dalka ka dhigto mid jufooyin is haystaan, ayagoo taageere u fidiya kuwa yiraa magaalo hebel anakaa leh waanan kaa saaraynaa si ay jufadooda inta liidata u kiciyaan.
Hoos ka daawo muuqaal gaaban oo ku saabsan dhismaha ciidanka intii u dambeysay
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay